Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan mirodhal ah la yeeshay Wasiirrada Dastuurka Dowlad Goboleedyada. Kulanka ayaa…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayid Soomaaliyeed mudane Axmed Macalin Xasan ayaa maanta safar kormeer ah ku tegay garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne…
Muqdisho (SONNA): Hantidhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay masuuliyiin ka socday hay’adaha UNODC iyo UNDP. Kulanka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada dowladda FS Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Shiinaha, wafdigaas oo…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda maareynta hubka iyo Rasaasta, kaas oo la qabto labo jeer sannadkii, Kulankan ayaa…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan mirodhal ah la yeeshay Wasiirada Dastuurka Dowlad Goboleedyada…
Aljeris-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali , ayaa ubax dhigay Taallada Shuhaddada ee…
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Sarreeye Guuto, Admiral Cabdiwahaab Cabdullaahi iyo khubaro ka socota Italian Hydrographic Institute (IIM) ayaa si rasmi ah u…
Aljeris-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, waxaana Mas’uuliyiinta la socday ka mid ahaan Wasiirka Arrimaha…
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiisyo Is-afgarad ah oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi…

