Press "Enter" to skip to content

Odayaasha Khaatumo oo baaq u diray Dowladda Federaalka

Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka inay la shaqeeyaan mas’uuliyiinta ay dhowaan doorteen.

 

Faah-faahinta warkan waxaa Laascaanood kasoo diray Cabdikariim Olol.

 

Comments are closed.