Dallada Naafada Puntland ee gobolka Bari gaar ahaan degmada Boosaaso, ayaa ka cabanaya inaysan ka mid noqon xubnaha urur siyaasadeedyada ay u xusheen in ku matalaan golayaasha degaanka ee doorashadooda la filayo inay dhacdo 25-ka bisha May.

Naafada Boosaaso oo ka cabanaya in lagu qadiyey urur siyaasadeedyada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.