Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Naafada Boosaaso oo ka cabanaya in lagu qadiyey urur siyaasadeedyada


Boosaaso
Boosaaso

Dallada Naafada Puntland ee gobolka Bari gaar ahaan degmada Boosaaso, ayaa ka cabanaya inaysan ka mid noqon xubnaha urur siyaasadeedyada ay u xusheen in ku matalaan golayaasha degaanka ee doorashadooda la filayo inay dhacdo 25-ka bisha May.

Magaalada Boosaaso, dadka naafada ah ee la diiwaan-geliyay ayaa gaaraya 3 kun oo qof, oo isugu jira kuwa naafo ka ah dhegaha, indhaha, iyo kuwa kale oo dhul-yaal ah. Dadkan qaarkood ayayasan duruuftu u saamixin inay tagaan goobaha diiwaan-gelinta caqabada jira awgood.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan kasoo diratay magaalada Boosaaso.

Naafada Boosaaso oo ka cabanaya in lagu qadiyey urur siyaasadeedyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00




XS
SM
MD
LG