Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada aqal ee baarlamanka ay ansixiyeen sharciga dhismaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha.

Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.