Waxaa maalintii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, waxaana looga hadlayaa, amniga, dagaalka Al-shabaab, dhammeystirka dastuurka, siyaasadda iyo qodobbo kale.

Maxay Puntland ka tiri shirka Madasha Wadatashiga Qaran?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
- Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
- Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
- Duqa muqdisho oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday saldhigga booliska ee degmada Warta Nabadda
- Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay


Comments are closed.