Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay saxiixay 'nuqulka rasmiga ah' ee cutubyadii dastuurka ee ay Sabtidii codka aqlabiyadda leh ay ku ansixiyeen xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka.

Maxay ka dhigan tahay saxiixa madaxweyne Xasan ee dastuurka?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.