Press "Enter" to skip to content

Martida Makrafoonka: Soomaaliya iyo sanadka cusub ee 2025

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi-baare Soomaaliyeed. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan. 

 

Comments are closed.