Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; cabisada laga qabo in fatahaado horleh oo ka dhasha roobka Guga ee la filayo ay uga daraan xaaladda bini'aadannimo ee Soomaaliya, gaar ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ay Soomaaliya ku jirtay sannadihii dambe, sida El Niño

Martida Makarafoonka: Xasan Ciise, maareeyaha xarunta gurmadka degdegga ee SODMA
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.