Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, waxaana tegitaankiisu ka dambeysay marti-qaad uu ka helay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Meskel.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Asmara
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.