Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay is-afgaradka ay 1-dii bishan wada gaareen Itoobiya iyo Somaliland, isgaoo sheegay inay dadka iyo dawladda Soomaaliyeed u arkaan “duulaan lagu soo qaaday Soomaaliya,” sida uu hadalka u dhigay.
Madaxweyne Xasan oo duulaan ku tilmaamay is-afgaradka ay Itoobiya la gashay Somaliland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay xiisadda Itoobiya
- Shir ku saabsan amniga iyo isbeddelka cimilada oo ka furmay Muqdisho
- Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saaray xiisadda Itoobiya
- Dib u dhis lagu billaabay waddooyinka Jabuti
- Kismaayo: Shir looga hadlay ka hortagga dabka ka kaca kaalimaha shidaalka
Comments are closed.