Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro iyo Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa loo dhaariyey xilka hogaaminta Somaliland shanta sano ee soo socota.

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo xilka la wareegay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.