Boosaaso — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay haweenka ku yeelato burburka qoyska, iyo sababta keenta in qaarkood aysan u madax-banaaneyn dhaqaalaha soo gala.
Waxaa soo jeedineysa Faaduma Yaasiin Jaamac.
Comments are closed.