Press "Enter" to skip to content

Kismaayo: Shir looga hadlay ka hortagga dabka ka kaca kaalimaha shidaalka

Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dabka ka dhasha goobaha shidaalka lagu iibiyo, oo dhowr jeer oo hore khasaare ka gaystay Kismaayo ayaa maanta waxaa ka qeyb-galay ganacsatada shidaalka iyo masuuliyiinta maamulka Jubaland.

Comments are closed.