Press "Enter" to skip to content

Jubbaland oo sheegtay in howlgal ay fulisay lagu dilay madax ka tirsan Al-Shabaab

KISMAAYO — Ciidamada Jubbaland ayaa faafaahin ka bixiyay howlgal saddexdii maalmood ee u dambeeyay ay ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen deegaannada galbeedka Kismaayo, halkaasi oo sida ay saraakiishu sheegeen lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Afhayeenka Ciidanka Jubaland, Gaashaanle dhexe Maxamed Faarax Daahir, ayaa arrimahaasi waxa uu uga warramay wariyaha VOA, Aadan Maxamed Salaad.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r