Press "Enter" to skip to content

Itoobiyaanka ku sugan Garoowe oo ka walaacsan go'aan kasoo baxay maamulka

Garoowe — Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garowe ayaa welwel ka muujiyay amar lagu doonayo in Garowe looga saaro Itoobiyaanka sida sharci-darrada ku jooga halkaas.

 

Dad Itoobiyaan ah oo ganacsiyo ku leh Garoowe ayaa maamulka ka codsaday in la kala saaro iyaga iyo Itoobiyaanka cusub ee magaaladaasi u yimaada si ay u tuugsadaan ama u dawarsadaan.

 

Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

 

Comments are closed.