Press "Enter" to skip to content

Isbaarooyin laga qaaday Baladweyne

Beledweyne — Ururrada bulshada rayidka iyo ganacsatada ayaa tallaabo muhiim ah oo nabadda loo qaaday ku tilmaamay, isbaarooyin yiillay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Isbaarooyinka ayaa waxaa dhibaato weyn ku qabay dadka safarka ah iyo ganacsatada gobolka Hiiraan iyo gobollada dhexe ee dalka. Warbixintan waxaa innoo diyaariyay, Cabduqladir Samakaab.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r