Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo Djibouti oo soo bandhigtay hindise ay dooneyso in lagu xalliyo mushkiladda taagan.

ILEYSKA VOA: Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.