Press "Enter" to skip to content

Heshiis ay gaareen warbaahinta madaxa banaan iyo dowlad goboleedka Puntland

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta ee wariyeyaasha madaxa banaan.

Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb.

 

Comments are closed.