Muqdisho — Haween ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka ayaa Arbacadi shalay soo fara-galiyay muran mudooyinkan ka taagnaa cidda ku shaqaynaysa dhismaha Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
Muranka ayaa u dhaxeeya Ururka Haweenka Qaranka iyo Wasaaradda arrimaha Qoyska iyo Xuququl Aadanaha. Haweenkan Bulshada Rayidka ayaa soo jeediyay in awaamiirta ku aadan gurigaasi looga dambeeyo Xukuumadda Soomaaliya. Xasan-kafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.
Comments are closed.