Press "Enter" to skip to content

Ganacsade Xaji Xareed Yarow oo geeriyooday

Khamiistii waxaa magaalada Kismayo lagu aasay, Xaaji Xareed Yaroow oo ka mid ahaa ganacsatada ugu caansan gobollada Jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismayo.

Marxuumka ayaa kaalin weyn ka ciyaaray horumarinta Kismayo, gaar ahaan isaga oo dhisay ilaa afar masaajid isla markaana gacan qabtay dad badan oo sabool ahaa.

Haddaba, taariikhdiisa ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka wareystay, Danjire Khaliif Kadiye Yaroow oo uu adeer uu yahay Marxuumka. 

 

Comments are closed.