Gaalkacyo — Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u dhaxeyay laba maleeshiyo beeleed kaas oo sababay dhimashada 7 qof iyo dhaawaca in ka badan 15 labada dhinac ah.
Wariyaheena Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan nooga soo direy Gaalkacyo.
Comments are closed.