Press "Enter" to skip to content

Galka Baarista: Walaac laga qabo dhimista ciidamada ATMIS

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay walaaca laga qabo dhimista ciidamada ATMIS ee Soomaaliya, oo bishii June qeybtii ugu horreysay ay ka baxeen dalka.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

 

Comments are closed.