Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan muhiimadda xarunta cusub ee qaran ee ka hortagga iyo la-dagaalanka fikirka xagjirka ah ee Tubsan iyo waxa ka tari karto la-dagaalanka fikirka xagjirka ah ee Soomaaliya.

Galka Baarista: Maxay xarunta Tubsan ka tari kartaa la-dagaalanka fikirka xagjirka ah?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho



Comments are closed.