Press "Enter" to skip to content

Galka Baarista: Halista Soomaaliya uga imaneysa isbeddelka cimilada

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista Soomaaliya ay wajaheyso ee ka imaneysa isbeddelka cimilada iyo qodobada aas-aaska u ah isbeddelka cimilada taban ee Soomaaliya.

Comments are closed.