Turkey ayaa qorsheyneysa inay si kala gaar ah ula kulanto Soomaaliya iyo Itoobiya, taasi oo qeyb ka ah dadaallada ay ku xalineyso muranka u dhaxeeya ee ka dhashay heshiiska badda ee Itoobiya ay la gashay Somaliland, waxaa sidaas Khamiista maanta ah sheegay wasiirka arrimaha dibedda Hakan Fidan.

Fidan oo war ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.