Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay liiska madaw ku dartay 5 xubnood oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxda Al-Shabaab. Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa iyana shalay soo saartay liis-ka 26 qof iyo shirkado Al-Shabaab la shaqeeya.

Falanqeyn: Xayiraadda Mareykanka ee madaxda Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.