Press "Enter" to skip to content

Falanqeyn: Sidii ayay DF ku hergelin kartaa sharciga la dagaalanla musuq maamusuqa?

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meel mariyay xeerka hufnaanta maamulka maaliyadda, waxaana qaraar ku taageeray madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud.

Madaxweynaha ayaa shalay Masjidka Madaxtooyada uga hadlay la dagaalanka musuqa.

Haddaba, xilligan dowladda Soomaaliya ma suura gelin doontaa hergelinta qawaaniinta la dagaalanka musuqmaasuqa oo ka jira gudaha hay'adaha dowladda?

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa su'aashaasi iyo kuwa kale waxaa la falanqeynaya Prof. Liibaan Ciise oo daraasaadka sare ka dhiga Jaamacadda Muqdisho. 

 

Comments are closed.