Press "Enter" to skip to content

Falanqeyn: Safarka Xasan Sheekh ee Dhuusamareeb iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasn Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug xilli ay dawladdu sheegtay in lasii ambaqaadayso hawlgalladdii milatari ee ka dhanka ahaa al-Shabaab.

Comments are closed.