Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee maamulka HirShabeelle ee ka dhalatay xil ka-qaadista lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte, kaasi oo ku gacan sayray.

Faaqidaadda: Xiisadda siyaasadeed ee HirShabeelle
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.