Press "Enter" to skip to content

Faaqidaadda: Doorashooyinkii Somaliland iyo muranka hareeyey kuwa Jubaland

Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka qeybta labaad ay ku saabsan tahay muranka hareeyey doorashada Jubaland iyo khilaafka ka dhex taagan maamulkaas iyo dowladda federaalka.

 

Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdicasiis Axmed Barrow.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r