Press "Enter" to skip to content

Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda la xiriirta doorashada qof iyo cod ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo aad la isugu khilaafsan yahay. Haddaba xilligan doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Comments are closed.