Press "Enter" to skip to content

Faaqidaadda: Ciidamada Itoobiya iyo Aragtida Shacabka Bakool

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka ay dooneyso inay dalka ka baxaan dhammaadka 2024.

Comments are closed.