Maalmo kaliya ayaa ka haray doorashooyinka qaran ee Somaliland oo dhacaya 13-ka November. Haddaba kaalin intee le’eg ayey dhallinyaradu ku leeyihiin doorashada? Waxaan arintan ku eegeynaa dood uu Hargeysa ku soo diyaariyey weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle.

Dood: Doorka dhallinyarada ee doorashooyinka Somaliland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.