Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasada gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaadheen, iyada oo arintan timi xili uu madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan maalmihii lasoo dhaafay arintan uu u joogay degmada Doolow.

Dhinacyadii isku hayey Gedo oo heshiis gaaray
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.