Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriira ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka dhaxeeyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo ururka al-Shabaab.

DFS oo guddi u saartay tuhun la xiriira Axmed Madoobe iyo Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.