Press "Enter" to skip to content

Dagaal mar kale ka dhacay deegaanka Dawacley

Dawacley — Dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Arbacadii shalay mar kale ka dhaca, deegaanka Dawacley ee gobolka Fafan ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Dagaalka ayaa daba socday iska hor imaad Jimcihi ka dhacay isla deegaanka. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r