Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa lagu dilay, tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal malayshiyaad beeleed ku dhex maray degaano ku teedsan xadka gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Dad ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.