Press "Enter" to skip to content

Culumada oo ku baaqay in la qaboojiyo colaadda Galguduud

Nairobi — Qaar ka mid ah culumaa'uddiinka Soomaalida ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee dhawaan ku dagaallamay gobolka Galguduud.

Warbixintan, waxaa Nairobi kasoo diray, Yaasiin Ciise Wardheere.

 

Comments are closed.