Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Tamarta DFS, oo kaashanaysa saaxiibbada caalamiga ah, ayaa 335 xarumood oo isugu jira goobo caafimaad iyo waxbarasho u samaysay koronto-gelin bilaash ah. Wasiirka Wasaaradda…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Xildhibaan Aweys Mohamed Omar oo noqday: Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Ka-Hortagga &…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr. Cali Xaaji Aadam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkey, halkaas oo ay…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ku horkacay hoggaanka iyo howlwadeennada kala duwan ee…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Bahda Cadaaladda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay qorsheyaasha qaran…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo qayb-galay…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla…
Muqdisho(SONNA):-Sawirro: Munaasabad weyn oo loogu dabaal-degayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa ka socota Tuulada Ciyaaraha Dalka ee Stadium Muqdisho.
Muqdisho (SONNA); – Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda Shirweynaha 2-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed, kaasi oo sanadkan si gaar ah diiradda u saaraya…

