Laascaanood(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya,…
Laascaanood(SONNA):-Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayagoo u…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 16-ka Janaayo,2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Laas Caanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi…
Pretoria(SONNA):-Waxaa Maanta Booqasho Sharafeed Ku yimid Xarunta Safaarada Soomaaliya Ee Dalka Koonfur Afrika Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee dalka Koonfur Afrika Amb Faysal Bin Falah…
Laascaanood(SONNA):-Waxa maanta magaalada laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi bari ka qabsoomaya munaasabada caleemo saarka Madaxda dowlad gobolleedka Waqooyi bari oo dhowaan la doortay. Munaasabadan…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka IGAD ee la…
Laasacaanood(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay, wafdi ka socda Dowladda Jabuuti oo…
Laascaanood(SONNA):-Magaalada Laascaanood ee xarunta Waqooyi Bari Soomaaliya waxaa caawa ka dhacay banaanbax weyn oo lagu taageeray midnimada iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la…
Laascaanood(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Cabdulqaadir Firdhiye ayaa caawa shir guddoomiyey shir looga hadlay amniga magaalada Laascaanood oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleemasaarka madaxda maamulkaan.…
Muqdisho(SONNA):-Boqolaal ka mid ah shacabka, gaar ahaan dhalinyarada Caasimadda, ayaa caawa isugu soo baxay bartamaha isgoyska Taleex, iyagoo muujinaya taageeradooda kacdoonka Nadaafadda iyo Bilicda Caasimadda…

