Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah…
Baqdaad (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq danjire Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ka qayb galay kalfadhiga 28-aad ee golaha Wasiirada ee dalxiiska…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’adda maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley IV, kaasoo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirada Wasaaradaha arrimaha gudaha xukuumadda FS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Wasiirka hawlaha guud XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo wasiir ku Xigeenka Wasaaradda…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS mudane Dr. Cali Xaaji Aadam Abubakar oo ka duulaya qorshaha Qaran ee hirgelinta doorasho qof iyo…
Arbaco (SONNA): Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigelisay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen hoggaanka shirkadaha Soomaaliyeed iyo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda uga mahad celisay Saxiixa dhameystirka dhismaha Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka. Wasiira…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Guddiga Caalamiga ah ee Samatabbixinta…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr.…
Muqdisho(SONNA):- Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey deegaanka Towfiiq ee hoos taga degmada Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan…

