Muqdisho(SONNA):-Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid si cad u jebinaysa…
Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle, ayaa si cad uga digay Israa’iil in ay ku xadgudubto madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…
Kuwait(SONNA):- Dowladda Kuwait ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay mid si toos ah u…
Muqdisho(SONNA):-waxa guud ahaan ba degmooyinka gobolka Banaadir ka socda mudaharaado waaweyn oo shacabka soomaaliyeed kaga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada dhuledd ee Jamhuuriyadda…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa’iil ay ku sheegtay aqoonsiga gobollada Waqooyi ee Soomaaliya,…
Muqdisho,(SONNA):- Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa mar kale caddeysay aqoonsigeeda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay tahay hal dowlad oo madax-bannaan, kana hoos shaqeysa awoodda iyo xukunka…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa xaqiijiyay in jawaabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixin doonto ku dhawaaqista Israa’iil ee ku…
Muqdisho,(SONNA):- Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo ku shiray Muqdisho ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray xadgudubka iyo aqoonsi beenaadka Israaiil ee ka dhanka ah madax banaanida…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ee lagu sheegay in…
Muqdisho(SONNA);-Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir. Boqolaal ka tirsan…

