Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wakiilka iyo Agaasimaha Guud ee…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan:…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay Safiirka Dowladda Turkiga…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa sii amba qaaday ka doodista qodobada labada cutub ee 7-aad…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Dr. Cabdullaahi Bin…

Safiirada dalalka Carabta u fadhiya dalka Koonfur Afrika oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Xisbiga ANC
Muqdisho(SONNA):-Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika Waxaa ka qabsoomay kulan muhiim ah oo u dhexeeya safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo xoghayaha xisbiga talada…
Budapest(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jarmalka, Ambassador Cabdulcasiis Maxamuud Maxamed Farabadan, oo sidoo kale ah Safiirka Soomaaliya ee Poland, ayaa maanta si rasmi…
Muqdisho(SONNA):-Hay’adda Mareynta Musiibooyinka Qaranka Somaaliyeed (SoDMA) ayaa soo gabagabeysay shir laba maalmood socday oo lagu tijaabinayay Nidaamka Ilaalinta Bulshada ee Ka Jawaabista Masiibooyinka. Shirka oo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP u…
Budapest(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jarmalka, Ambassador Cabdulcasiis Farabadane, oo sidoo kale ah Safiirka Soomaaliya ee Poland, ayaa maanta si rasmi ah loogu…
