Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, oo uu weheljbayay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cali Ifiye, ayaa kulan…
Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika Amb Maxamed Sheekh Isaaq ayaa maanta kaga qeyb galay Magaalada Rustenburg ee gobalka Northwest xuska…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Guutada 6-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, G/le Dhexe Liibaan Yuusuf Gare, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Guutada…
Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda Dawladda walaalaha nahay ee dalka Qatar taas oo ku taala…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Baarkinkan cusub ayey…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go’aankii xadgudubka ahaa ee Israa’iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed ee Jamhuuriyadda…
Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, qaar ka mid…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Baakin casri ah,…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Masar, Jamhuuriyadda Aljeeriya, Jamhuuriyadda Bangaladesh, Midowga Jasiiradaha Comoros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambiya, Jamhuuriyadda Indunuusiya, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, Boqortooyada…
Muqdiaho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda dalka, dadaallada diblumaasiyadeed iyo sharci ee ay…

