Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane Xuseen Nuunow Cali ayaa maanta soo…
Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay furitaanka…
Birmingham (SONNA): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn u soo dhaweeysay masuuliyiin uu hoggaaminayo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb, kuwaas…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku beegsaday…
Muqdisho,(SONNA):- Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee heer federaal iyo Dowlad gobolleedyada oo si rasmi ah maanta loogu Soo gebagebeeyay Dhuusamareeb. Wasiirka Wasaaradda Tamarta…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Saalim Caliyow Ibrow iyo hoggaanka sare ee Xiriirka Ururrada Shaqaalaha ee FESTUii, oo uu hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee…
Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta nidaamyada ilaalinta bulshada, kaas oo ay…
Dowladda Soomaaliya waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabta muwaadiniinta,si loo fuliyo xukuumadda Federaalka waxay hore u meel marisay qaraaro caddeynaya baratakoolada iyo habraacyada…

