Dhaka (SONNA): Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Pakistan, ahna Safiirka aan degganeyn ee dalka Bangaladesh mudane Sheekhnuur Maxamed Xasan ayaa maanta si rasmi…
Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane…
(SONNA):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka qaybgalay shir fogaan-arag ah oo lagu dooranayay Xoghayaha Ururka Magaalooyinka…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka u magacaabay Mudane…
Qaahira (SONNA): Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira, halkaas oo uu…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka (SNIDC2025), oo muddo laba maalmood ah…
Marrakech (SONNA): Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa magaalada Marrakech ee dalka Morocco kaga qaybgalay Shirka 93-aad ee…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furtay ololaha “16-ka Maalmood ee…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay howlgal si qorsheysan loo fuliyay ka sameeyay deegaanka Cumar Beerre ee…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho shirweynaha 3-aad ee Culimada, oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS, kaas oo…

