Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir heer wasiir ah oo…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdu ay mas’uul ka…
Tangier(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u joogay Boqortooyada Morooko, ayaa maanta…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Qaranka ee Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle , ayaa si rasmi ah u daahfuray shir muhiim ah oo looga hadlayo…
Tangier(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qaybgalay dood-wadaag heerkeedu sarreeyay oo ka qeyb ah madasha…
Muqdisho(SONNA):- Guddiga Miisaaniyadda iyo Maaliyadda ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa aqal ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana…
(SONNA):-Kalfadhiga 3-aad ee Guddiga Fulinta ee Hay’adda Qaramada Midoobay (UN-Habitat) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenta, iyadoo ay ka qeyb…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad.…
Rabat(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Morooko, ayaa magaalada Rabat kula kulmay dhiggiisa dalkaas, Mudane…
Muqdisho(SONNA):-Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad, kaasi oo ka soconaya magaalada Muqdisho. Shirweynahan, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha…

