Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha labaad ee Bankiyada iyo Maaliyadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlayey arrimaha maaliyadda iyo sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha…
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka saxeexay dhammaan madaxda Xisbiyada iyo Ururada siyaasadda Somaliland Xeerka anshaxa doorashooyinka. Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee Gobolka Banaadir, waxaana marti ku ah guddoomiye ku-xigeenka gobolka…
Muqdisho — Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho…
Sii akhri










