Sii akhri
Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka ay ka waalacsan…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ku eedeeyey Itoobiya in joogisteeda Soomaaliya aysan la xiriirin la dagaalanka argagixisada balse uu yahay mid…
Mareykanka iyo afar dal oo kale, oo la isku yiraahdo QUINT ayaa ka wada hadlay baahida loo qabo dhameystirka qorshaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika…
Laamaha amniga degmada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay magaalada ka fuliyeen howlgal ay ku dileen nin ay ku eedeeyeen in…
Shirkan waxaa ka qeyb galay kooxda la isku yirahdo QUINT ee Soomaaliya ka caawinaya dhinaca amaanka oo ka kooban Mareykanka, Britain, Turkey, Qatar iyo Imaaraadka…
Hargeysa — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; doorashooyinka Somaliland iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, iyo caqabadaha ugu waa weyn ee ay haysta.…
Muqdisho — Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadi shalay lagu soo geba- gebeeyay shir caalami ahaa oo looga hadlay maal-gashiga iyo wax soo saarka beeraha Soomaaliya. Muhiimadda shirkaan…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, oo la sheegay inuu dhowr jeer u baaqday khilaafka iyo mugdi ka dhex-jira dowladda dhexe…










